Home > Terms > Somali (SO) > Amnesty International

Amnesty International

Al waa haya'ada xuquuqul insaanka waa haya'ad aan dowli ahayn waan urur xubin ay ka yihiin in ka badan 3 milyaan iyo kuna leh tageero aduunku dhan. Waxay 2011 uu dabaldagayn sanad guuradii 50taamad Amnesty International waxa lagu aasaasay London sanadkii 1961kii waxan ku aasaasay qareenka Peter Benenson. Amnesty waxay waax ka qabta sida ku tacadiyada xuquuqul insaanka iyo waxay ku oleleeyaan heerka qawaaniinta calaaminga. Waxay ka shaqaysaa fikiradaha abaabulan ee dadweynaha si ay uu xoojiyaan cadadiska dowladdaha ogalaada in ay dhacan tacadiyada. The organisation was awarded the 1977 Nobel Peace Prize for its "campaign against torture", and the United Nations Prize in the Field of Human Rights in 1978.

0
Tilføj til Min ordliste

Hvad vil du sige?

Du skal logge på for at sende kommentarer til diskussioner.

Terms in the News

Featured Terms

Irad Sawatech
  • 0

    Terms

  • 0

    Ordlister

  • 0

    Followers

Branche/domæne: Politics Category: General politics

Ralph Nader

Wuxuu dhashay 1934, Nader waa siyaasi Mareykan ah (Xubin Xisbiga Cagaaran ah), qoraa, qareen, laakiin ka sii muhiimsane waa dhaq dhaqaaqe siyaasadeed. ...

Bidragyder

Featured blossaries

World's Top Economies in 2014

Kategori: Business   1 5 Terms

Liturgy

Kategori: Religion   1 17 Terms